Waxaad ka heli kartaa wargelin dhinaca qeynuunada:

.  Qeynuunka ajnabiga: magangelidoon ama mid caadi ah 

waxaana ka mid ah ka hortigd iyo racfaanba marka viisada mudada aad ku joogeysid laguu diido, weydiin/ka doodid/ racfaan, ogolaanshaha viiso muddo gaaban ah, ka hortigid /racfaan dacwooyinka _ B9ka, caawin sharciga dacwadda magalidoonka

. Qeynuunka ciqaabta sida marka maxkamad lagaaga yeero iyo

go, aanada wasaaradda arimaha gudaha kasoo baxa

. Qeynuunka shaqsiga iyo tan qooyaka sida  furiinka, lacagta

mehradda, awooda waalid iyo wada xiriirka, masuuliyad qaadida, ka fogaansho, awood la dul saaro, reerka laga kaxeeyo, la korsado

 

Sidoo kale haddii aad su’aal ka qabto qeynuunadda kale waxaanu awoodnaa in aan kaa caawino